Noble Quran » soomaali » Sorah Al-'alaq ( The Clot )
Choose the reader
soomaali
Sorah Al-'alaq ( The Clot ) - Verses Number 19
اقْرَأْ بِاسْمِ رَبِّكَ الَّذِي خَلَقَ ( 1 )
Wax ku akhri Nabiyow Magaca Eebe ee abuuray (khaliqiga).
أَرَأَيْتَ إِن كَانَ عَلَى الْهُدَىٰ ( 11 )
Bal ka warrama hadduu ka laga reebi hanuunsanyahay (waa Nabiga).
أَرَأَيْتَ إِن كَذَّبَ وَتَوَلَّىٰ ( 13 )
Balse ka warrama hadduu midka wax ka reebi uu beeniyay (xaqa) kana jeedsaday (waa AbuuJahal iyo wixii la mid ahe).
Random Books
- Duruusta Muhiimka u ah Umadda oo dhan-
Translators : cabdi raxmaan maxamed qeyliye
Source : http://www.islamhouse.com/p/339604
- SADDEXDA ASAL IYO DALIILAHOODASADDEXDA ASAL IYO DALIILAHOODA
Formation : Maxamed Bin Cabdulwahaab
Translators : Cabdifataax Axmed
From issues : www.iu.edu.sa
Source : http://www.islamhouse.com/p/459
- Naxwaha carabiga oo koobanNaxwaha carabiga oo kooban waxaan ka turjumay kitaabka la yiraahdo "Xeerarka afka carabiga oo kooban" الموجز في قواعد اللغة العربية ee uu qoray Siciid Maxamed Axmed oo loo yaqaan "Siciid Al-Afgaani". Mana wada turjumin naxwahaasi ee waan soo koobay.
Source : http://www.islamhouse.com/p/61659
- Xeerarka tajwiidka Qur’aankaXeerarka qurxinta aqriska Qur’aanka, أحكام تجويد القرآن waxaan u qoray Soomaalida jecel iney bartaan, rabana inay u sii gudbiyaan caruurtooda.
Source : http://www.islamhouse.com/p/61670
- INKA BADAN 1000 SUNO MAALINTII IYO HABEENKII-
Translators : C/Qaadir sh.max,ed akhii
Source : http://www.islamhouse.com/p/339558












